Gedgeddoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isrogrogidda wax hadba dhinac isu rogaan. ld gedgeddoomi.

Gedgeddoon

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)

Wax hadba dhinac u rogmay noqosho. ld gadgaddoon.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gedgeddoon

gadgaddoon | gedgeddoomid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg