Geed-adayg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Geed jirrid adag leh oo ayan birtu sahal u karin; geedlab. 2. G. ah: qof dhibaatada u adkayst.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geed-adayg ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg