Geeraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeey.
Geeraar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Geeraar tiri.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geeraar ↴
geeraarid | geeraarshaa | geeraarshe | masrax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg