Geestaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld geestahany.

Geestaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Xanuun laga dareemo dhabarka oo raaca dhinaca bowdada, lugta iyo cagta. Waxaana keena cadka labada laf-dhabar ku dhexjira oo qallala ka dibna meeshiisa ka baxa oo ruxa xididdada dareenka e ku yaal moxogga hoose ama araxda sar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga geestaan

geestahanyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg