Gelgelin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lmo, m.l)

Barxad yar oo boor badan oo geela iyo dameeruhu ku galgashaan si ay takarta iwm isaga reebaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gelgelin

raquus |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg