gergaar
(m.l)ld gargaar.
gergaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)ld gargaar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gergaar ↴
gargaar [m.l]
1. Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh. 2. G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma. ld gargaarsimo, gergaar.
gargaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
U g.: cid taakulayn. ld gergaar.
gargaarid [m.f.dh]
eeg gargaar². ld gergaari.
gergaarid [m.dh]
ld gargaari.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg