Gesiir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Xarig dun ah, si gaar ah loo sooho, cabbaadyo ama kuul yaryar midabo kala duwan leh lagu mardimeeyo oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld gasii.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gesiir ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg