go'doon
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

G. ah: xaalad cid geyaysiisa in uu meel ku xayirmo.

go'doon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)

Meel, wax aan la geli karin lagana bixi karin noqosh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh go'doon

go'doomid [m.f.dh]
eeg go'doon².

go'doon [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
G. ah: xaalad cid geyaysiisa in uu meel ku xayirmo.

go'doon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Meel, wax aan la geli karin lagana bixi karin noqosh.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg