godid
(m.f.dh)

eeg god.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh godid

boor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Sac godlan waayey ama dhashiisa diiday wamme ama fintir iwm sabiisha ka gelin. 2. Is b.: dhabarka godid.

qoox [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
1. Ul, qaanso iwm qalloocin. 2. Is q.: qof xarrago isla godid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg