Godootan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ciyaaridda la ciyaaro, ciyaarta godadowg.
Godootan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Ciyaarta godadowga ciyaari.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga godootan ↴
gododootan | gododootan | godootamid | wiir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg