Golcas

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. jaad ugaarta ka mid ah oo gollaha cas. 2. Qorrax casar. 3. ld gollacas.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga golcas

gollacas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg