Golmaran
Qaabnaxa: m.f.kh Isrogrogga:1. Dheddig xoolaad ama dad oo aan uurkiisa ilmo ku jirin, caruurna nuujineyna. 2. Oori ciddoodi jirtay oo faramaran kaga timid. 3. Nin aan hub sidan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga golmaran ↴
golmaranoobid | golmaranow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg