Gololo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Summadda xoolaha lagu dhigo mid ka mid ah. 2. Hadal si wanaagsan loo jeediyey. 3. Dhis qaab qaanso leh oo meel loo dhiso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gololo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg