Golongol

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Godasho nafley caloosheedu aad u godanto gaajo iwm darteed. 2. ld golongolid.

Golongol

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-olay, -oshay)

Nafley gaajo iwm darteed la godasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga golongol

golongolid | golongolsan | golongolsanaan | golongolsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg