golongolsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax golongol hayo ahaansho (nafley).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh golongolsan ↴
golongolsanaan [m.f.dh]
eeg golongolsan. ld golongolsanaansho.
golongolsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld golongol- sanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg