Good
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)1. Halaq midab guduud-xigeen iyo sun halis ah leh oo madaxa ka madow. 2. Nin ku caanbaxay ciyaar gaar ah.
Good
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)Maro; dhar; go'.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga good ↴
faalaxgooddi | faalaxgooddi | faalaxgooddin | faalaxgooddis | faalaxgooddiyid | gaadeeryo | orgood | urugood | yalaalugood | afardhegood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg