googgooso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-stay, -satay)1. (f.g) Wax qaybo u jarjarasho. 2. (f.mg) Cid hadal la qeybsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh googgooso ↴
googgoosasho [m.f.dh]
eeg googgooso. ld googgoosad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg