goommoon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax gaajo, harraad iyo daal oogadiisa ka muuqda ahaansho. ld golmoon, goomman.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goommoon

golmoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld goommoon.

golmoonaan [m.dh]
ld goommoonaan.

goomman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld goommoon.

goommanaan [m.dh]
ld goommoonaan.

goommanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld goommoonaan.

goommoonaan [m.f.dh]
eeg goommoon. ld golmoonaan, goolmoonaansho, goom-manaan.

goomoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld goommoonaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg