goonjab
(m.l)

Xanuun dhafoorka aad u xanuujiya. ld goonjebshe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goonjab

dhanjaf [m.l]
Xanuun madaxa barkiis qabta; goonjab; goonjebshe.

goonjebshe [m.l]
ld goonjab.

shaqiiqato [m.dh]
1. Xanuun madaxa dhinac ka qabta; goonjab. 2. Iin ku dhacda geela oo isu dhowaysa addimadiisa dambe oo kilkiluhu is xoqaan oo nabar yeeshaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg