Goosato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya. 2. Cambaarmadow. ld goosey¹, gooye.

Goosato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed weyn oo aan qodax lahayn oo dhala miro macaan oo la cuno. ld goosey².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goosato

maalingoosato | cambaarmadow | goosey | gooye | joogto |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg