Gorgortan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isdhaafsiga laba qof oo wax kala gadanaya ay isdhaafsadaan gorgoro. ld gorgortamid.

Gorgortan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Laba qof oo wax kala gadanaya gorgoro isdhaafsi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gorgortan

gorgortamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg