Gowraco

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-cday, -catay)

Neef gowrac ku xalaalaysasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gowraco

caali | dhuundhaw | gowracasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg