Gowsdheero

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Gows inta debca wax yar kor u soo baxa oo dabadeed wax lala calalin waayo: takhtar yaqaan oo baxsha haddaan loo helin xooluhu waa ku dhibtoodaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gowsdheero


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg