Gubtahanyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed saar dhirta daawada leh ka mid ah oo dhirta kale isku mara, lehna xaad iyo xajiin aad u daran. ld gubtaanyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gubtahanyo ↴
gubtaanyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg