gubte
(m.l)

Waxyaaba dhaqso u holca.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gubte

hafeefo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ftay, -fatay)
Jir gubtey xanuun ka dareemid.

halow [m.l]
1. Midab madow oo dabku ku reebo wax gubtey. 2. Kulka ololka dabka ka soo baxa.

magubte [m.l] (-tayaal, m.l/dh)
Walax ka samysan maaddo aan dhaqso dabku u karin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg