gubungub
(m.l)

Nooc cawska ka mid ah oo leh fiid xanaf leh oo laga dhigto kashkaash, weelashana lagu deebiyo. ld gubaangub.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gubungub

gubaangub [m.l]
ld gubungub.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg