Gucun

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-mmo, m.dh)

1. Duub yar oo caw, argeeg, qabo iwm oo weelasha la tolayo meerisyada kor iyo hoos laga mariyo. 2. Gas yar oo ku hara weelasha la tolo oo laga jaro inta aan la xoolayn. 3. Cad dun ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gucun

iran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg