guddoomiye
(m.l) (-yayaal, m.l)

Nin madax u ah guddi. ld guddoonshe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guddoomiye

guddoon [m.l]
1. Go'aan. 2. Maamul guddoomiye madax ka yahay.

guddoonshe [m.l]
ld guddoomiye.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg