guddoonso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Arrin go'aan ka qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guddoonso

guddoonsasho [m.f.dh]
eeg guddoonso. ld guddoonsad, guddoonsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg