Gudniinka-ragga

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Buuryada wiilasha oo la gooyo sida badan waxa loo sameeyaa sabab diimeed ama caado, laakiin mararka qaarkood daweyn ayuu noqdaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gudniinka-ragga


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg