Gufeysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smid)Wax la gufeeyey noqosho. ld cufaysan¹.
Gufeysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Wax guf loo yeelay ahaansho. ld cufaysan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gufeysan ↴
cufaysan | cufaysan | gufeysmid | gufeysnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg