gulaalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)1. Wax doobbo ka soo dhici weyday noqosho (awr). 2. Wax iin lug ku leh noqosho (neef geel).
gulaalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)1. Wax doobbo ka soo dhici weyday ahaansho (awr). 2. Wax iin lug ku leh ahaansho (neef geel).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gulaalan ↴
gulaalmid [m.f.dh]
eeg gulaalan¹.
gulaalnaan [m.f.dh]
eeg gulaalan. ld gulaalnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg