Guluf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda. 2. Orod aan xawli ahayn oo waqtiga dhiillada iyo colaadda la sameeyo. 3. ld gulfid.

Guluf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lfay, -luftay; -lfi)

1. Koox yar oo fardooley ah dagaal aadid. 2. Orod aan xawli ahayn waqti coolad iyo dhiillo jirto samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guluf

bahgulufto | gulfid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg