Gulungulco

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Qaab gaaban oo kankoonsan leh; kuusan; lucuuman. 2. Daruur cufan oo biyo sidda ama da'aysa. 3. ld gulungulceyn. ld dulundulco.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gulungulco


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg