Guluus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)Shay xalleefsan oo sida badan dharka la xirto dacal looga tolo suu isugu xiro laba daraf; badhan. ld galuus.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guluus ↴
shaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg