gumeysi
(m.l)

1. Hab dawladaha waaweyni kaga maroorsadaan dawladaha yaryar xorriyaddooda, dhaqaalahooda iwm. 2. ld gumeysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gumeysi

gumeysasho [m.f.dh]
eeg gumeyso. ld gumeysad, gumeysi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg