Gundhigo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Wax la biirsanayo ama la taransanayo intii ugu horreysey billaabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gundhigo

gundhigasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg