gunud
(m.dh)

Meesha xarig ama laba ay isaga xirmaan.

gunud
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ntay, -nudday; -nti)

Xarig iwm guntin u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunud

guntid [m.f.dh]
eeg gunud².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg