Gunuunuc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hadal hoos loo yiraahdo oo diidmo ku jirto. ld dunuunuc¹, gunuunus¹, gunuus¹.

Gunuunuc

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Hadal diidmo ku jirto hoos u dhihid. ld dunuunuc², gunuunus², gunuus².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gunuunuc

dunuunuc | dunuunuc | dunuunucid | gunuunucid | gunuunus | gunuunus | gunuunusid | gunuus |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg