Gurdanraac
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:G. ah: raacidda wax ordaya la raaco iyadoo aan la hubsan.
Gurdanraac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Iyadoo aan la hubsan wax ordaya raacid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gurdanraac ↴
gurdanraacid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg