Gurgur

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Aqal Soomaaliga inta aan qoriga iyo rarada ahayn. 2. Awr hayin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gurgur

gurgurshaa | gurgurshe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg