gurub
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)G. ah: digir yar oo ku harta beer la gurtay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurub ↴
deynhilato [m.dh]
Shimbiro yaryar oo aan guryaha ka ag dhaqaaqin oo gurubsata wixii ka daata badarka la tumayo.
gurubsad [m.l]
ld gurubsasho.
gurubsasho [m.f.dh]
eeg gurubso. ld gurub- sad, gurubsi.
gurubsi [m.l]
ld gurubsasho.
gurubso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax meel daadsan mid mid u qaadasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg