Guryan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hadal badan oo aan murti lahayn. ld duryan¹.
Guryan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Hadal badan oo aan murti lahayn dabeebasho. ld duryan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guryan ↴
duryan | duryan | guryamid | guryannoqo | guryannoqod | guryonnoqosho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg