Guube

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xuub weyn xab ka buuxo oo ka soo horreeya ilmaha dhalashadiisa (geel). ld gube.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guube

gube | guubi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg