Guulato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Naag aan sarriig lahayn oo martidu ku soo dhiirran aqalkeeda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guulato


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg