Guuntoo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Neef dheddig, lab orgeeya waayid. ld guuntow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guuntoo

guuntoobid | guuntood | guuntow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg