guuris
(m.l)ld guurin.
guuris
(m.dh)ld guurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guuris ↴
jaanguuris [m.l]
ld jaanguurin.
nabaadguuris [m.l]
ld nabaadguurin.
beenguuris [m.dh]
ld beenguurid.
cunsurguuris [m.l]
1. Qof sixirka aad u yaqaan oo dadka wax ku yeela. 2. ld cunsurguurin.
dhaqanguuris [m.l]
ld dhaqanguurin.
dhaqanguuris [m.dh]
ld dhaqanguurid.
guurid [m.f.dh]
eeg guur². ld guuris².
guurin [m.f.dh]
eeg guuri. ld guuris¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg