guuxid
(m.f.dh)eeg guux². ld guux¹ (4).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guuxid ↴
guux [m.l]
1. Cod weyn oo cunaha awr, goray iwm ka soo baxa. 2. Codka matoorrada. 3. Cudur geela cunaha ka barariya. 4. ld guuxid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg