Guuyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Maal, xoolo. 2. Nooc sagaarada ka mid ah. 3. Nafley gaaban oo tabar yar. ld guunyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guuyo

guunyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg