Haadaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-aamo, m.l)

1. Dhul jeexan, weyn oo hoos u dheer; qar ama bohol. 2. Geedka dharkeynka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga haadaan

laag | dalow | deyn | qaw |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg